Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: H.plori infection maxaa keena?
(1/1)
Aadaar:
asc bahda somalidoc kadib waxaan rabaa in LA ii iftiimiyo H.plori infection waxaan keena sida loo daaweyn karo iyo waxyaalaha uu dhibsado iyo calaamadihiisa
mahadsanidiin
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso warbixinta H. Pylori: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3391.0
Amaal Axmed:
Alle hanaga badbaadiyo
Navigation
[0] Message Index
Go to full version