Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Vital honey from Malaysia?

(1/1)

Gurey:
Marka hore waad salamantiin

Suaashaydu waxa weyaan malabki malaysian ka ahas ee aad ks hadlayseeb iyo kani maysku midbaa mise way kala duwan yihiin  sawirka wan garan waayay sida halkan loogu soo diro lakin magacisa waxaa la yidha vital honey from malaysia message ahaana wan kuso diray sawirka

SomaliDoc:
Etumax honey, Vital honey iyo Rotal honey waxaa samayso isla shirkaddii aan ka hadalnay, haddii malabka Etumax honey la ogaaday dhibaatadiisa oo aduunyada la wada joojiyay soo ma dhici karto in magacii laguu badalay maadaama magacyadaan dambe ay gadaal ka yimideen, midda kale shirkad khiyaano lagu bartay daawadeeda ha aaminin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version