Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Sidee loo isticmaalaa xulbada?

(1/1)

Fadxi2019:
Asc Dr aad baan kaaga mahadcelinayaa wacyigelinta iyo baraarujinta caafimaad ee Webkan.intaas ka dib Dr waxaan ahay qof dhallinyaro ah,38 jir ah sanadkii hore ayaan sokor isku arkay wax dhib ahna hadda kuma qabo oo aan ka aheyn cunooyinka qaar oo aan iska xadiday,aad baana u caatoobay,qoraalo aad ugu hadashay xulbada waxaa ku jiray in lasyku cayillin karo, marka Dr sideen u isticmaalaa marka laysku cayillinayo.
Mahadsanid

SomaliDoc:
Caatoobidda aad dareemayso waxaa keentay Sokorta, haddii aadan sonkorta xaddi u yeelin, xulbo waxba kuu tari mayso ee fadlan ka faa'idayso qoraalkaan oo kugu caawin doono sidaa sokorta loo kontaroolo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6789.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version