Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Food supplement (Topvein)?

(1/1)

Samir Yare:
asc
waxan raba inan tafashil iga sisa dawada herbalka ah

1) food supplement
2) topvein

SomaliDoc:
Topvein waa daawo dhireed la aamisan yahay in cudurka AIDS-ka lagu daaweeyo, waa daawo ay ku socoto dhowr cilmibaaris, illaa iyo hadane qaabka ay u shaqeyso waa iyadoo sare u qaado difaaca jirka, hoosne u dhigto tirakoobka feyraska HIV.

Laakiin su'aasha taagan ee aad loo wada sugayo waxay tahay, ma looga daawoobi karaa xanuunkaan aan daawada loo haynin.

Wixii ka soo kordho waan idin la wadaagi doonnaa insha'llah.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version