Author Topic: SU'AAL: CUDURKA SOOMAALIDU U TAQAANO 'KADUUDIYAHA'?  (Read 2991 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline FARHANSOM

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
SU'AAL: CUDURKA SOOMAALIDU U TAQAANO 'KADUUDIYAHA'?
« on: March 28, 2016, 09:54:53 AM »
Asc wr SALAAN DABADEED WAXAAN U BAAHANAHAY INAAD WAX IIGA SHEEGTAAN CUDURKA SOOMAALIDU U TAQAANO 'KADUUDIYAHA' OO MAGACAN AY IIGU HORAYSAY MAQALKIISA 2005 MARKII TSUNAMIGU KU DHUFATAY XEEBAHA INDONISA ILAA SOOMAALIYA DAD BADANA AY WAQTIGAAS AAD ULA XANUUNASDEEN HADANA KUWA KALE AY  LA JIIFAAN




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: CUDURKA SOOMAALIDU U TAQAANO 'KADUUDIYAHA'?
« Reply #1 on: April 11, 2016, 11:48:16 AM »
Warbixinta cudurkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa Maxay Cudurka "Ebola"?

Started by Waxbaro!Board Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 47569
Last post December 10, 2007, 08:31:26 PM
by Waxbaro!
Waa maxey cudurka "Rubella Virus"?

Started by ManaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 29576
Last post January 24, 2009, 11:26:50 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Ha la ii faahfaahiyo cudurka kalamisada "Pre-eclamsia"?

Started by Mohamud FarahBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 18980
Last post May 02, 2011, 06:10:16 PM
by Drkheyre
Waa Maxay Bidaarta Cudurka ah ee "Alopecia"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Maqaarka

Replies: 0
Views: 96721
Last post April 21, 2015, 11:16:29 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay walaalayaal cudurka loo yaqaan infectionka xaglaha ama murqaha?

Started by TuuraqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 27676
Last post February 05, 2011, 04:08:18 PM
by SomaliDoc