Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Fanaxda ilka oo lasamayso?
(1/1)
Hafido:
ASC Somali.Doc wan idin salamay Salan kadib waxa dhacdo mararka qaaar in fanax gacan kusamays ah lasameeysto maxay saamayn ah ayay kuleedahay ilkaha dhanka caafimaaadka?
Mahadsanidiin
SomaliDoc:
Saamayn kuma lahan, haddi aysan ilkuhu daciif ahayn ama qofka kaalsiyamka ku yar tahay, waxay u horseedi kartaa ilko burbur.
Markii fanaxda la samaynayo waxaa kaloo suura gal ah in ciridku dhibaato gaarto.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version