Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xaskeyga aad u jeclahay ayaa caada wareer iga qabto?

(1/1)

Baariyow:
Asc Dr abdullahi mahdi waxaan kala soo hadloya south Africa  Dr waxaan ka helay aqontada ilhey kugu manestay allha hakuu siyadiyo  Mr abdullahi mahdi   waxaan rabaa inaa wax ka ogado  xarun cafimad maku leedihiin mugdisho  qaasatan qeebta hawenka waaayo waxaa iga xanuun San xaskeyga aad u jeclha ayaa caada wareer iga qabto marka waxaan ka helay aqoonta aad uleedihiin marka sidaa darteet iisheeg ama iii tilmaam meel aan ugu hagaago magalada xamar 

SomaliDoc:
Caawinteena waxay u badan wacyi galin iyo ka jawaabidda su'aalaha ee xarunno aan xiriir la leenahay ama bukaanada aan u dirno ma jirto, laakiin gabadha ha loo raadiyo dhakhtar takhasus u leh cudurrada haweenka.
Halkaan ka akhriso waxyaabaha keeno Caado Wareerka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version