Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Xanuun madaxa iga haya oo ah wareer ama dawakh?

(1/1)

Said Ali Salah:
waxaan dhakhtarka waydiinayaa su'aal ku saabsan xanuun madaxa iga haya oo ah wareer ama dawakh sidaa darteed waxaan rabaa in dhakhtarka talo iga siiyo

mahadsanid

SomaliDoc:
Dawakhaada iyo wareerka waxyaabo badan ayaa keeno ee kaga bogo qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6234.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version