Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Wax fruruc u eg oo iga soo baxay dhabada iyo gadhka?

(1/1)

Cabdi Mudalib:
Asc dr wd mahadsan thy su ashaydu wa.
fururuc nabaro ah aadna ubadan aya iga so baxay dhabanka waliba inta gar hareedka ah iyo garka. wxn ahay dadka wajiga xoga salida ku leh mrka iga caawi mxn u isticmaalaa.
intaa wan nadiifiyaa wajiga!!!!! thnkzzz

Cabdi Mudalib:
fadlam iijawaba xitaa hadi lanbar la qabsanayo ishega wan idin so diri lcgta nomberkee... iyo sawirada wajiga nabrihiisa.
Asc dr wd mahadsan thy su ashaydu wa.
fururuc nabaro ah aadna ubadan aya iga so baxay dhabanka waliba inta gar hareedka ah iyo garka. wxn ahay dadka wajiga xoga salida ku leh mrka iga caawi mxn u isticmaalaa.
intaa wan nadiifiyaa wajiga!!!!! thnkzzz
[/quote]

SomaliDoc:
Xanuunada maqaarka waxaa lagu gartaa aragti sidaan laguma sheegi karo ee fadlan la xiriir dhakhtar maqaar hadduu kula joogo meesha aad ku nooshahay, haddii kale noogu soo dir bogga Facebook-ga sawirada nabarahaas si aan fikrad kaaga siino.
Mahadsanid

Cabdi Mudalib:
haye wl bogiina fb ayan idinku so diri sawirada

SomaliDoc:
Waan arkay sawirada aad soo dirtay, waana nooc allerjiga ka mid ah, waxayna badanaa timaadaa markii sakiin lagu xiiro garka.
Fadlan haddii aad sakiin isticmaashid iska daa, dadka qaar ayaa sidaa ku noqdo.
Wixii faahfaahin dheeraad ah la xiriir dhakhtarka cudurrada maqaarka.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version