Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Waxaan leeyahay cuncun jidhka dhamantiis ah?
(1/1)
Jaamac2020:
asc ugu horeyn waan idin salamaya dhaman bahda somali doctors magacaygu waa jamal walalo waxaan idin waydinaya su'al
walalo waxaan leeyhay cuncun jidhka dhamantiis ah kaaso aan is xoqaayo ilaa ay marka qaar gaadho ilaa aan diirka kaqaado meesha aan xoqayay meesha aan xoqaana way iyara bararaysaa xoga kadibna bararkii waa ka degaya welibana sidaa ay tahay waan laha ilaa yaraan taydii thanks
wanan idin dalamayaa dhamantiin Asalama calay kum waraxmatulahi wabaralaatu
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso xajiinta iyo waxa keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=532.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version