Author Topic: Su'aal: Jadwalkayga cadadu wuxu u dhexaya malinta 23 ila malinta 27?  (Read 3498 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Awo Mohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Assalamu calykum walalo.  Waxan aad u rabay in la iga jawabo suaal an qabo.  Jadwalkayga cadadu wuxu u dhexaya malinta 23 ila malinta 27 bil wuxu imada 24 bisha kalana 23 marka waxan rabay dakhtar ma waxa dhib ah bu leyahay waqtiga is bedbedlaya cafimad kayga ma sameyn bu ku leyahay.  Takale walal xiliga ovulation dhacayo waa goorma.  Waxan dareema malinta 12 ila dhawr cisho inay ibta nasuhu ii xanunan. Wad mahadsantihin




Offline Awo Mohamed

  • Newbie
  • *
  • Posts: 2
  • Points: +0/-0
Re: Su'aal: Jadwalkayga cadadu wuxu u dhexaya malinta 23 ila malinta 27?
« Reply #1 on: April 10, 2016, 09:07:33 PM »
Wallo Wali suashi kamaydan jawabin se dad imka so post garaya lo jawabe pZ IGA jawab.  Hadi cadadydu Mar Mar Malin dhafto sida bisha o ay timi 27 ka danbena 26 ka dabna 24 23 ma dhiba 5 cisho kaliyay iga socta xiliydan kamaso horeyso kamana so dahdo takale xiliga ovulation day waxan darema ibta Nasha oo ii xanuuna ila dhawr cisho tasi cadayn ma u tahay inan ku jiro xiligi ovulation ka

Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Jadwalkayga cadadu wuxu u dhexaya malinta 23 ila malinta 27?
« Reply #2 on: April 26, 2016, 04:01:57 PM »
Arrimahaasi waa caadi wax dhib ahne ma lahan, caadadu maalmo way kala horaysan kartaa wayna kala dambayn kartaa.
Naaso xanuunka oo la dareemo xilliga ugxanta la soo daynayane waa arrin dabiici ah ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6513.0

Midda kale ogow, su'aalaha siday u kala horeeyaan ayaa looga jawaabaa, qof loo hormariyo ma jiro, laakiin khaladka aad samaysay ayaa ah in mar labaad aad soo qortay, tan oo keentay in su'aashaadii ay dib u dhacday.
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xilliga cadadu baa isbadal ka arkaa?

Started by Randa xasanBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5442
Last post May 06, 2018, 01:14:48 PM
by SomaliDoc