Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaa jiro xaaskey oo uurleh weliba bilaha udambeeyo?

(1/1)

Nuurka555:
Ascw waakusalamay bacdusalaan waxaa jiro xaaskey oo uurleh weliba bilaha udambeeyo lugaha ayaa kabararaan markeyseexatana weyahuuqayaan hadaba. Maxaakeeno maxaase ilagudboon mahadsanid

SomaliDoc:
Bararka jirka bilaha ugu dambeeyo uurka waa wax la arko laakiin waxaa muhiim ah in dhiig yari laga baaro iyo dhiigkar waa waxyaabaha ugu badan ee hooyada uurka leh barariyo.
Haddii miisaanka uujiifka uu wayn yahay ama mataano ay sido iyadane way dareemi kartaa bararkaas.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version