Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madax xanuun?

(1/1)

Mohamett Shirdoon:
ASC Dr waxan isku arkay mudo sade sano ah  madax xanuun said ah wuxu igu kacaa xiliyada kulaylaha.  iyo markan wax qoonsado ama xanaaqo siba markan wax qoonsado ama xanaaqo bu ad igu kacaa maxa waaye xanuunka[/

Navigation

[0] Message Index

Go to full version