Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Dad markii la duro aya maqaarka bararayaan?

(1/1)

Jirow:
Asallamu aleykum waad salamtihiin dhamaan ..... walaalo waxa aan aragna dad badan ka sheeganaya maqaarka xagiisa ...... dad markii la duro aya maqaarka bararayaan ..... qofka sida ah maxa ku tilmaami karnaa

Navigation

[0] Message Index

Go to full version