Author Topic: SU'AAL: WAA MAXAY ( Chesty Cough )?  (Read 2763 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Hotboy911

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
  • Gender: Male
SU'AAL: WAA MAXAY ( Chesty Cough )?
« on: April 01, 2016, 09:10:58 PM »
ASC

Salaan kadib...

Waxaaa malin dhexdii ahayd igu dhacay DURAY anan waligay arag kaas oo aan  isku arkay sidan
1.qufac
2.xaako green ah
3.ila 2 wekek ayu i ahay

Runti intaan xasusuto duray noca ah igumuu dhicin balse sharoobo ayaan qaatey waan ka bogsaday....

HADA WAXA UU IGAGATGAY QUFAC KAAS OO AAD MOODO INEY XAGA LAABTA WAX IGA SO GO AYAAN BALSE AYNA WAXBA IGA SO BAXAY WALAA XAAKO WALAA CANDUUF, HADI AAN KOR EEGO CIRKA WAA AAN QU FACAYAA.....

markaa intaa i yar sharaxa idinka o mahad san wadankan aan jogana waa wadan aad u kulul mudo badana waan jogay ilaa 6 year balse iskuman arag qufacan isagoon du ray i heyn hadana aan qufacaayo.


 fadlan adoo mudan inatana i yar sharax macnaheda  .........Chesty cough

Mahad Ilaahba leh ,sharafna idinka mudan

Asc...................




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: SU'AAL: WAA MAXAY ( Chesty Cough )?
« Reply #1 on: April 12, 2016, 04:05:46 PM »
Chesty cough waa qufac la xiriiro laabta, wuxuu noqon karaa burunkiito ama oofwareen, wuxuu ka imaan karaa hergab kugu xumaaday, khaasatan haddii sharoobada aad qaadatay aysan ahayn antibiotic.
Fadlan la xiriir dhakhtar feerahaaga hala dhageesto, kadibne baaris ayaad u baahnaan kartaa hadduu qufaca ii socdo.

Akhriso qoraal ku saabsan qufaca riiraxyada wato: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Waa maxay "Garguurato" ama "Uuryaal"?

Started by KamalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 71839
Last post May 22, 2009, 01:41:01 PM
by SomaliDoc
Waa maxay "Angina"?

Started by SomaliDocBoard Cudurrada Guud

Replies: 0
Views: 74826
Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Burseelku"?

Started by Ahmed_IndhayareBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 68325
Last post September 01, 2009, 02:23:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "gynecomastia"?

Started by AnassmBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 52399
Last post May 06, 2018, 01:17:25 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa maxay "Priapism"?

Started by Ahmed_CarabBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 50363
Last post January 22, 2019, 08:47:10 PM
by SomaliDoc