Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: dhinaca bidixda ah ayaa i xanuni?

(1/1)

Awabdi:
markaan mudo joogo dhinaca bidixda ah ayaa ixanuni lugta iyo gacanta waliba si kabuut ya ah camal marka maxaan umaleeyaa

SomaliDoc:
Waxay u badan tahay cillad neerfo taasoo ka imaan karto dhabarka weliba dhinaca qoorta ku aadan ama maskaxda, waa haddii aadan lahayn xanuuno kale sida dhiig-kar, macaan iyo wixii la mid ah.
Fadlan dhakhtar la xiriir si laguu baaro.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version