Author Topic: Su'aal: Waxaan daris la ahey baabasiir in mudo ah?  (Read 15539 times)

0 Members and 2 Guests are viewing this topic.

Offline Cabdale

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan daris la ahey baabasiir in mudo ah?
« on: April 02, 2016, 12:00:48 AM »
asc ditore waan ku salamey  waana mahadsantahey sida aan u caawisid dadka qeyr badan allaha ku siiyo
waxaan rabey ditore in aad talo cafimad iga siisid waxaan daris la ahey baabasiir in mudo ah hada kahor 2007 ayaan iska jarey ilaa waqtigaasna marna waa ihaayey marna waan karonaa waana mid gudaha ah oo markaan sararonayo aan daremayo dhiig meel uu kujiro  marka ditore dhibka iigu weyn ee iheysto ayaa ah markuu ihaayo in uu lasocdo ekfashin daran oo marka qaar eyba kaadidu iga soo fakato lkn waxey iga soo fakanee markaan musqusha irideeda ama gudahaba tago  thanks doc




 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25763
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 47825
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29389
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 24763
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35217
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc