Author Topic: Su'aal: Isticmaalka malabka?  (Read 3669 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Same-gaas

  • Newbie
  • *
  • Posts: 3
  • Points: +0/-0
Su'aal: Isticmaalka malabka?
« on: April 02, 2016, 06:12:44 AM »
asc somalidoc

waxaan idin kaga mahad celinayaa shaqada wanaagsan ee aad u hysan bulshada wanaagsan illaahayna waxaan idin kaga rajaynayaa ajerkeeda in uu idin ka siiyo.

su'aashaydu waxay tahay
1. malabku sidee wax uga taraa burooyinka
2. makaal maati ahaan buu u noqonayaa qofka mise burada buu meesha ka saarin
3. waa tee burada uu dawada uu yahay
4.Sideese loo isticmaalayaa haduuba daawo u yahay
5. xadi inteese le'eg baa laga isticmaalayaa


6. majiraan burooyinku xanuuno goo niyo oo ay qof ka ku sababaan
7. sideese looga hortagi karaa in burooyinku ay jirka ku faafaaan.


mahadsanidin somalidoc.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Isticmaalka malabka?
« Reply #1 on: April 12, 2016, 04:10:59 PM »
Burooyinka waa kala nooc, meesha ay ku yaalaane way ku kala duwan yihiin, inkastoo aan aaminsannahay in malabku daawo alle nooga dhigay laakiin cudurrada la tijaabiyay in lagu daaweeyo weli buro kuma arkin laakiin wixii aad u niyeysatid alle caafimaad waa kugu siin doonaa, akhriso qoraal ku saabsan malabka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3929.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Dhirta daawada ku jirto - Xabad Sawdada, Toonta iyo Malabka?

Started by Kaahin1Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 11340
Last post September 02, 2015, 01:58:37 PM
by SomaliDoc
Boogaha Cudurka Macaanka iyo ku Bogsoshada Malabka - Qoraal muhiim ah.

Started by SomaliDocBoard Qaybta Wacyi Galinta

Replies: 0
Views: 54500
Last post September 13, 2015, 04:26:15 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Malabka ma marin karaa xubinta taranka?

Started by Xalane123Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 8679
Last post November 30, 2018, 08:04:13 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Malabka iyo Malayga ilmaha ma soo ridaan?

Started by KaafiyoBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 13
Views: 71990
Last post October 19, 2016, 07:05:06 PM
by SomaliDoc
Su'aal: malabka warshadeysan VS malab dabiici ah?

Started by Cali AsaaroBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5183
Last post May 20, 2015, 02:54:51 PM
by SomaliDoc