Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa Kanin laga sameeyo geedka Ginseng?

(1/1)

Harun Hurun:
asc doctor ilahay haku xifdiyo aakhiro iyo aduunba doctor waxaan ku waydiin su, aal caafimaad ah

waa Kanin laga sameeyo geedka Ginseng hadii aan cuno inta aanan xaskayga ii iman muxuu dhib uu leeyahay  imiso bilod Sii cuni karaa

SomaliDoc:
Ma hubtaa in Ginseng laga sameeyay mise way ku dul qoran tahay kaliya?
Haddii aad hubtid in geedkaas laga sameeyay waad isticmaali kartaa.

INAWARSAME:
Asc ramadaan kariim dhamaan dhakhaatirta iyo asxaabta waan idin salaamay salaan kadib dhakhaatirta drs waxaa iga caawisaaan waxaan rabay in aan gato ginseng tea waxaaana joogaa india waxaan ka gadan rabaa webka amzing india su.aasheeda waa noo cee gadaa midka sax da ah waaan ku wareeray kuwa badan website ku arakay
Linka web site waa kaas
http://www.amazon.in/s/?ie=UTF8&keywords=ginseng+tea&tag=googinhydrmob-21&index=aps&hvadid=39229331888&hvpos=1t3&hvexid=&hvnetw=g&hvrand=12704013698112049625&hvpone=&hvptwo=&hvqmt=b&hvdev=m&ref=pd_sl_7yx5q7sld4_b

Waaa kaas link plz iga  caawiya  magaca rasmiga  aha ginseng tea  waad mahadsantihiin

SomaliDoc:
Isagoo dabiici ah maad soo gadatid maadaama dalka India aad joogtid.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version