Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: MAXAA KEENAY XANUUNKA LAFTA DIBKA AH EE FUTADA KU JIRTA?

(1/1)

Yaasir32:
ASC WR WB  DHAKHATIIRTA   KU HOWLAN CAAWINTA  WALALAHOODA XANUUNSAN WAAN IDIN SALAMAY SALAN KA DIB  WAXAN KA CABANAYAA XANUUN  AAN KA DAREEMO LAFTA  DIBKA EE FUTADA KORKEEDA MARKI AAN FADHI BADAN FADHIYO & MARKII AAN SAXARO DAREEMO AYAAN WAXAN KA DAREEMAA XANUUN SAAYIDA AH
 MARKA   HA LAGA  CAAWIYO XANUUNKAAS WAXA UU YAHAY & WAXA KEENAH.


 MAHADSANID ALLAHU AKBAR

SomaliDoc:
Xanuunak aad tilmaantay waxaa loo yaqaanaa "coccygodynia", waa xanuun laga dareemo alfta daba-qanaanta khaasatan markuu qofka ku fadhiisto wax adag muddo dheer, dadka qaar way iska xanuuntaa, dadka kale jug hore ayay tilmaan u tahay sida in aad sal ahaan u dhacday, midda kale markuu qofka saxaro adag soo riixayo, laftaas way taaban kartaa oo sidaa ayaa xanuun ku dareemaysaa.

Waxyaabo kalane way keeni karaan oo in baaris lagu sameeyo ayay u baahan tahay, daawadu waxay iskugu jirtaa daliigis, cirbad, qalliin iyo neerfo dilis.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version