Author Topic: Su'aal: Neefta xaga danbe ka imaato (dhuuso)?  (Read 3779 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ilias Abdi

  • Newbie
  • *
  • Posts: 10
  • Points: +0/-0
Su'aal: Neefta xaga danbe ka imaato (dhuuso)?
« on: April 04, 2016, 03:20:26 PM »
Asc doctor salaan ka dib waxan rabay inaad I fahansiiso dhawr Arin oo ku saabsan neefta xaga danbe ka imaato (dhusada)

1-maxay tahay sababta ay dhuusada u urto marmarka qaar marmarna aysan u urin?
2- maxay tahaya sababta dhuusada ay u qayliso marmarka qaar ay kaa soo baxayso marmarna aysan u qaylin ama dhawaqeeda Loo maqal?
3- hadii dhusada LA isku celiyo maxaan ka imaan kara?

Jazakallah doc.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Neefta xaga danbe ka imaato (dhuuso)?
« Reply #1 on: April 12, 2016, 04:36:06 PM »
Dhuusada urkeeda waxuu ku xiran yahay waxii aad cuntay noocey ahaayen, waqtiga saxarada kuugu dambeysay iyo in bakteeriyada khamiirisada loo yaqaano ay mindhicirradaada ku jirto, codkane waxay ku saabsan qaabka ay ku soo baxday iyo qaabka aad u fadhisay ama u jiiftay, wixii warbixin intaa dheer ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2002.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuun lugta xaga hoose ee u dhaxaysa labada kuraamood kuna qotonta cidhibta?

Started by GaadhhayeBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29375
Last post December 23, 2010, 07:28:23 PM
by SomaliDoc
Su?al: Maxaa ka jira in dhibatooyin xaga ragnimada uu leeyahay prednisolone-ka?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 10191
Last post March 03, 2011, 01:25:49 AM
by Dr. Acromion
Su'aal: ma u isticamaali karaa toonta iyo basasha xaga biya badnida?

Started by Muxya62Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 7
Views: 15712
Last post November 20, 2017, 10:12:03 PM
by CilmiSabca
Suáal: Xanfaf xaga farurta hose ee afka?

Started by AshwaaqBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 13131
Last post May 16, 2010, 09:48:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Labada xininyood farqi ma u dhexeeyaa xaga dhalmada?

Started by Maxamed20132013Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 5797
Last post August 23, 2013, 03:06:17 PM
by SomaliDoc