Author Topic: Su'aal: Sidee iskaga goyn karaa garka?  (Read 2907 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cabdi Mudalib

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Su'aal: Sidee iskaga goyn karaa garka?
« on: April 04, 2016, 02:04:53 PM »
Asc DR: timaha garka sidee ujari karaa si aysan dib dame iigu so bixin. waayo meshay iga so baxaan nabro aya iiga yaala dhabanada.. mrka laser hadan ku jaro kwrn. fadlan talo isii wad mhdsan thy




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Sidee iskaga goyn karaa garka?
« Reply #1 on: April 12, 2016, 04:34:18 PM »
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: