Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Daal Farabadan ayaan dareema?

(1/1)

Ilias Abdi:
Asc doc.  Salaan.kadib allaha ku barakeeyo doc.

Waxaan rabay inan ogaado daal Farabadan ayaan dareema markaan ordo waliba said waye daalka xita labta ayaa I xanuunta iyo neefta oo igu cuslaato orodka aan ordo xitaa wax badan maha inyar waye lkn xaware ayaan ku ordayaa markaa marka waxaan rabay maxaa keena daalka?  Maxaase daawo u ah daalka? 

Jazakallah doc. 

SomaliDoc:
Wadnaha ayaa ugu horeeyo meesha laga daallo haddii cilladi jirto.
Waxaa ku xiga haddii habdhiska neefsasahdaada cilald jirto sida sambabka iyo dhuumanka hawada qaado.
Waxaa ku xigo miisaankaaga iyo haddii aad qabtid xanuuno kale.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version