Author Topic: Su'aal: Cunaha in ay wax ii taagan yihiin?  (Read 3906 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline HAlas

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Cunaha in ay wax ii taagan yihiin?
« on: April 04, 2016, 03:16:00 AM »
asc
Wallal waxaan rabaa inaa hal su aala iiga soo jawaabtid taasi oo ah
Waxaan isku arkay in aan dareemayo cunaha in ay wax ii taagan yihiin oo mar marka qaarna dhaqdhaq uu samay nayo aan dareemayo xitaa candhuftayda waa ku saxdaa marka aan seexdo ama aan socdo waana i qalalaa cunaha oo biyo ayaa u bahanahay taasi cunaha qalal ka waxan u malay nayaa inay tahay cabudhka waayo marka aan seexdo marwalba sanka waa i xirmaa markaa walal waxaan rabaa inaad talo iga sii sid su aashaa

Mahadsanid

Jaza,akalaahu khayr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Cunaha in ay wax ii taagan yihiin?
« Reply #1 on: April 12, 2016, 04:43:11 PM »
Cabudhka sanka, dhuunta oo sidaa ka dareento waa nooc allerjiga ka mid ah ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4948.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Maxay Ku Kala Duwanyihiin Ama Ku Kala Gedisan Yihiin, Anti Bacterial Iyo

Started by Darmaan123Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 2
Views: 18712
Last post November 05, 2013, 10:51:11 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Terbinafine, terbisil iyo terminus maxay ku kala duwan yihiin?

Started by Suheyb AbshirBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4457
Last post March 07, 2019, 08:05:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: maxay ku kala gedisan yihiin Dopamine & Tyrosine?

Started by BarkhatBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 5992
Last post January 11, 2016, 04:22:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Jiarada TB da iyo calaamadaha lagu garto maxay yihiin?

Started by Awliyo128.cali.ccc.14Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 7800
Last post June 01, 2016, 08:39:44 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Qeybta danbe ee caloosha ay ku beegan yihiin kilyaha?

Started by Mr MahamedBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 5400
Last post June 23, 2016, 12:29:12 PM
by SomaliDoc