Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Maxa kena in unugyadu dhintan

(1/1)

Guhaad Cabdi:
Maxa keena in unugyadu dhintan (cell death) 

SomaliDoc:
Dhimashada unugga waxaa loo qeybiyaa laba nuuc, mid waa mid dabiici ah oo alle ugu talagalay in unuga dhinto markuu waqtigiisa gaaro taasi waxaa loo yaqaanaa "Programmed Cell Death", midne waa in cillad dartiis unugu ku dhinto sida infekshan, dhaawac, buro iyo wax la mid ah, waxaana loo yaqaanaa "Necrosis"

Navigation

[0] Message Index

Go to full version