Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Saliida dhega yare?

(1/1)

Ashom:
Asc dhamaan somalidoc.com
Waxaan Ku fikiray dad Ka sheekto biya bax degdeg ah in ee iska daaweeyn karaa Si dabiici ah waxeeyna tahay sidaan.
Saliida dhega yahara sidaa oganahay waa kabaabyo sameeys oo goows xanuun Ka ayaa loo adeegsada waana xanuun baabi'ye. Marka saas aawgeed meeshii boomaato kabab yeeso farjiga LA Marin lahaay Maa lamarsho saliida dhaga yaraha inkastoo kuleel leedahay??
Suurta kalse matahay in lagu daahsho biyaha ?
Doctor Ka iyo dad xaasas Ka leh fadlan tijaabo Ku sameeya oo nala wadaaga cilmiga

Thank you all!

SomaliDoc:
Dhagayraha lama marin karo meelo sidaa u jilcan kuleelka dartii maqaarka inuu ka kaco ayaa dhici karto ama ay hur iyo balbal keento "inflammation", akhriso saliida dhagayaraha waxa loo isticmaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5320.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version