Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madaxa ayaa i wareera, wadnaha wuu i garaacma?

(1/1)

Ciise Ciise:
asc
Dr aad bn kaaga mahad celinaya wax qabad aad umada u hayso, aduun iyo aakhiraba allaha kaa ajar siiyo
Dr waxan raba arin yar inaan kula socodsiiyo, madaxa ayaa i wareera, wadnaha wuu i garaacma, neeftana wey igu dhagta,tabar darri waan dareema. intaas kadib waxaan utagy dhakhtar waxa layga hely xanuunka gaaska&brucella, daawooyin ba lay qory muddo asbuuc bn qaadanyaa, xanuunki sidii hore wan dhaama lkn wareerki igama bi'in. dhakhtarki markn arinti usheegyna wuxu ii qory kiniin vitamin ah.
marka walaalow maxaa wareerka faraha badan keena, waxan jiraa 20sano?
mahadsanid

SomaliDoc:
Xanuuno badan ayaa keeni karo wareerka, laakiin daawada buruseelka lama qaato usbuuc kaliya ee maxaa loo joojiyay?
Akhriso waxyaabaha keeno wareerka iyo dawakhaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6234.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version