Author Topic: Su'aal: Madaxa ayaa i wareera, wadnaha wuu i garaacma?  (Read 5067 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ciise Ciise

  • Newbie
  • *
  • Posts: 1
  • Points: +0/-0
Su'aal: Madaxa ayaa i wareera, wadnaha wuu i garaacma?
« on: April 05, 2016, 12:07:15 PM »
asc
Dr aad bn kaaga mahad celinaya wax qabad aad umada u hayso, aduun iyo aakhiraba allaha kaa ajar siiyo
Dr waxan raba arin yar inaan kula socodsiiyo, madaxa ayaa i wareera, wadnaha wuu i garaacma, neeftana wey igu dhagta,tabar darri waan dareema. intaas kadib waxaan utagy dhakhtar waxa layga hely xanuunka gaaska&brucella, daawooyin ba lay qory muddo asbuuc bn qaadanyaa, xanuunki sidii hore wan dhaama lkn wareerki igama bi'in. dhakhtarki markn arinti usheegyna wuxu ii qory kiniin vitamin ah.
marka walaalow maxaa wareerka faraha badan keena, waxan jiraa 20sano?
mahadsanid




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Madaxa ayaa i wareera, wadnaha wuu i garaacma?
« Reply #1 on: April 13, 2016, 01:43:44 PM »
Xanuuno badan ayaa keeni karo wareerka, laakiin daawada buruseelka lama qaato usbuuc kaliya ee maxaa loo joojiyay?
Akhriso waxyaabaha keeno wareerka iyo dawakhaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6234.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: