Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxan xanun ka darema dhabarka?

(1/1)

Abuuzubeir:
Asc wr wbkt bacda salan magaceyga wa abuu zubeir, suasheyda waxan xanun ka darema dhabarka marku xanunka said noqadana waxan xanun ka sii darema xanininta bidix dr. Wan tagay oo xaninta xanunkeda ah lkn waxba kama qabtid ayuu igu dhahay welina xanunka wa darema waxan raba talo cafimad all my blod dhoktas

SomaliDoc:
Xanuunka ma dhabarka laftirkiisaa mise dhinaca bidix meesha feeraha ka hooseyso qeybta gadaale ayaad ka dareentaa?
Xanuun halkaa ka soo baxo oo illaa xiniinta kula xanuunto wuxuu noqon karaa dhagax inuu tubada killida kaaga jiro ama inay infekshan kaadi mareenka inuu jiro, ka akhriso halkaan caabuqa kaadi mareenka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3237.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version