Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: GABAR YAR O 30 MAALIN JIRTA?

(1/1)

m.mo141:
Asc Doctor gabr yar o 30 maalin Jirta wali xita umasha ka bixin ayaa waxad u malesa inay xanuunsanayso maanto dhaaan iiix iiix ayay ku jirta qof saxro ku dhagtay cml o iska so riixayo wayna shubanta
MAXA HAAYO GABADHAAAS YAR

ThNkz

SomaliDoc:
Waxaa dhici karto inay calool majiir dareemayso oo ku dadaal in aad cunugta daacsiiso markaa naas siisid, haddii kale hawadaas ku aruurayso mindhicirrada waxay u keeni kartaa qabsin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version