Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: dhididka wajiga?
(1/1)
Ashom:
Marwalbo waxaa Ka dhididaa wajiga waxaana qaataa istiraasho oo marwalbo isku tiraa .
Wax dhibaato ah makeeni kartaa
Maqaar ahaan ama caafimaad ahaan
SomaliDoc:
Maya wax dhibaato ah ma keeni karo dhididka badan iyo istiraashada aad isku tirtiraysidba.
Ka akhriso qoraal ku saabsan dhididka badan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2320.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version