Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Finaanka wajiga ka soobaxa?

(1/1)

SAMALE:
asc  dhamaan waan idin salaamay gaar ahaan dr. keena  waxaan rabaa su,aal baan rabaa oo ah finaanka wajiga ka soobaxa .
 waxaa mudo aan  yarayn wajiga iga waalay finanka kuwaaso astaamo  ahaan
  finanku marka ay soo baxayaan xanuun baan dareemayaa dabadeedna waysoo buurnaadaaan(soo bararaya) waxyar ka dibse dheecan bay yeelayaan afka hore  markaad ka taabatana waxaa ka soo baxaya wax adag oo cad, intaas markaad joogto  finankuu wuu qolofaysanayaa  baaba.a ayuu bilaabayaa intaas ka dib meeshee god bay noqonaysaa. markaa finankani waxa AREA ahan ka soo baxayaan wajiga oo dhan iyo  qofta inta wajiga u dhow.iyo xabad ka ee dr. maxaan sameeyaa  ila tali.

SomaliDoc:
Qaabka aad u tilmaantay waa "Acne" ama findoob, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version