Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxa keena cudurka kududshaha?
(1/1)
Husni:
Asc dhaman dhakhatirta web page iyo akhristayaasha subax wanagsan
Waxa raba in aan idinla wadago su aal ah sida tan
Maxa kena cudurka kududshaha ? Sida wada ognahay mgcan waxa ubixiyey dadkayna somalida cudurkan oo hada markii labaad laku argay somalia laka jogo waqti badan kadib aya hada laku arga somalia cudurkan. Waxan idinka sugna jwb wafi ah insha alah
SomaliDoc:
Warbixinta cudurkaan ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version