Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: qurqurinta ama in si boobsiis loo cabo shaaha kulul?
(1/1)
Kaatib:
Sual: ditore suasheyda waxa ay tahay qur qurinta ama ina si boobsiis loo cabo shaaha kulul dhib ma ukeeni doona?
SomaliDoc:
Qurqurinta shaaha kulul wuxuu dhaawac gaarsiiyaa jidiinka, wuxuuna badalaa unugyadaas iyadoo laga cabsi qabo inay kansar isku badalaan, way jiraad diraasado aritnaas tilmaamay.
Carabka iyo afkaba wuu ka adkaysi badan yahay hunguri mareenka markii wax kulul la cabayo, sidaa awgeed haddii aadan afka ka guban macnahedu ma ahan in aadan dhuunta ka guban doonin.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version