Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Haweenayda aan marnaba usuurto galin inay heer biyo bax gaadh?

(1/1)

Naawila Husein:
su,aasheyda waxey tahey walaal waxan rabaa in la,iga jaahiltiro lama arimood oo kala ah midan 1aad haweenayda aan marnaba usuurto galin inay heer biyo bax gaadho  uur ma qaadi kartaa waa mid.. midan 2aad maka simanyihiiin dhibaatooyinka siigada eed soo sheegtey hada ka hor raga iyo dumarkuba mise way kukala duwanyihiin..mida sadexaad waxaan dhawaan in mudo ah iska dreemaa in ay hamadaydu daciiftey sidii horena ma ihi wax cilad caafimaadana ma qabo sida infectionka oo kale ayaan iska baaray wanan iska waayay walina wax uur ah maan qaadin sunina waan ahay oo ciladaan hada ka hor iskumaan arag marka midaas igu soo caawi fadlan maxaan isticmaalaa oo dabiici ah oo hamadayda kor u qaadi kara shukran walaalo ...

Samawade5151:
Dhibaatooyinka siigay sigu keeno halkan ka akhriso
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html

Samawade5151:

Sida uurka loo qaado halka ka axriso
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5839.msg15696.html#msg15696

Navigation

[0] Message Index

Go to full version