Author Topic: Su'aal: Kaniini La dhoho Wow Garcinia Plant Extract?  (Read 2915 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Cishqimagan

  • Newbie
  • *
  • Posts: 4
  • Points: +0/-0
Su'aal: Kaniini La dhoho Wow Garcinia Plant Extract?
« on: April 08, 2016, 04:41:14 AM »
AsC, Doctor Abdullahi waan ku salaamay, Allaha Kaa Ajir Siiyo Dadaalka aad Umadda U heysid, waxaan Joogaa Dalka India Waxaan Rabaa Inaad Talo iga siiso Arrin yar oo ah, maadaama aan ahay Qof yara Cayilan Waxaan rabaa Inaan is Caateeyo Waxaana waddanka Online ahaan loo Iibsadaa Kaniini La dhoho Wow Garcinia Plant Extract Oo ey ku sheegeen In 4 isbuuc aad ku caatoobeyso. Marka Maxaan ka yeellaa Doctor Dawadaa?




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Kaniini La dhoho Wow Garcinia Plant Extract?
« Reply #1 on: April 13, 2016, 03:47:07 PM »
Daawadaan waxay saamaysaa beerka, naasahane way bararisaa laakiin miisaan way kaa ridaysaa, sida awgeed waxaan kugula talin lahaa in aad si dabiici ah isku caatayso oo daawooyinka ka fogaato.
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6319.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Hal kaniini ayaa ku filan malaariyada!!

Started by AdminBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 8129
Last post March 01, 2007, 08:08:35 PM
by Admin
Su'aal: Kaniini xoojiya Shaqada sariirta?

Started by Aboma02aBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 6193
Last post January 05, 2018, 08:30:57 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daawada la dhoho fountain of life?

Started by HANI FAARAX77Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 0
Views: 3090
Last post May 14, 2020, 04:06:30 PM
by HANI FAARAX77
Su'aal: Daawooyinka la dhoho PDE5?

Started by Ahmed nuurBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 4780
Last post April 27, 2018, 08:06:06 PM
by SomaliDoc
Extracts From The Khat-plant Kill Cancer Cells!!

Started by AdminBoard Health News and Events

Replies: 0
Views: 9168
Last post June 29, 2010, 10:58:42 PM
by Admin