Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cudurka brusella maku dhacaa xaniinyaha?

(1/1)

Sayid Cali Cumar:
Asc ditore waxaa layga hayaa xaniin marka cudurka brusella maku dhacaa xaniinyaha. Mida kale xuubka xaniinta hadii ay wax gaaran daawo ma leeyahay thanks

SomaliDoc:
Cudurka buruseelka wuu ku faafi karaa xiniinyaha, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2233.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version