Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan isticmaalay kaniiniga la yiraa primolut N?

(1/1)

Umu caaisha:
Dr waan kind salamay salanta islamka Asc salaan kadib dr sure. Aasheeda wexey tahay. .waxaan isticmaalay kaniiniga la yiraa primolut N  hada waan dhameestay caadada soo daahday awgeed. Marka haduu dhiiga igu dhaco oon daahirsado rajo uur inaan qaado haduu Alle i waafajiyo ma yeelan Kara .mise intu igu dhicin dhiiga uur ma imaan Kara. ...so. aasha labaad .ilmaha qaar Marka uurkoda leeyhy wexee iga galaan lugta midig oo socod waan gabaa dr aan u tagay computer u isaaray wuxu igu yiri ilmaha seed ee kaa heystaan wax iga sheeg adoo mahadsan

SomaliDoc:
Uurka waxaa heli doontaa insha'llah markaa caadada hesho ka dib.
Su'aasha labaad jawaabteeda ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4611.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version