Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Qof qaba cudurka qaaxada haduu sameyo galmo?
(1/1)
Daahiye:
Drka ad baan u salamaya salanta islaamka asc wr wb salan kadib waxan rabay in laiga jahil bixiyo labo suallod oo an wato kuwaaso kala ah
1) qof qaba cudurka qaxada ama TB oo isticmalayo dawada TB haduu sameyo galmo wax dhibaato ah ma,u keneysa cafimadKisa ? suasha labaad
2) suasheyda labadna waxa weyan dad waxa jiro eynan qabaneynin jidhkoda xadhiga korantada ama electric wireka wmaxay sababtu eynan u qabanenynin jidhkoda ?
Aad baad u mahadsantihin
SomaliDoc:
Jawaabta su'aashaada ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6322.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version