Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Haweenka markuu dhiig kuu bato?

(1/1)

Naawila Husein:
waa maxey xanuunka ku dhaca haweenka markuu dhiig kuu bato ee uu xadkiisa dhaafo ee loo yaqaano dhabarfuran,maxaase sababa...shukran lakum calaa xusnil ijaaba

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso waxa sababo iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=4157.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version