Author Topic: Su'aal: Waxaan leeyahay cuncun jidhka dhamantiis ah?  (Read 3474 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Jaamac2020

  • Newbie
  • *
  • Posts: 19
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaan leeyahay cuncun jidhka dhamantiis ah?
« on: March 30, 2016, 12:10:31 AM »
asc ugu horeyn waan idin salamaya dhaman bahda somali doctors magacaygu waa jamal walalo waxaan idin waydinaya su'al 
walalo waxaan leeyhay cuncun jidhka dhamantiis ah kaaso aan is xoqaayo ilaa ay marka qaar gaadho ilaa aan diirka kaqaado meesha aan xoqayay meesha aan xoqaana way iyara bararaysaa xoga kadibna bararkii waa ka degaya   welibana sidaa ay tahay waan laha ilaa yaraan taydii     thanks

wanan idin dalamayaa dhamantiin        Asalama calay kum waraxmatulahi wabaralaatu   




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaan leeyahay cuncun jidhka dhamantiis ah?
« Reply #1 on: April 24, 2016, 01:47:34 PM »
Halkaan ka akhriso xajiinta iyo waxa keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=532.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: waxaan hada wax ka bartaa blood vessels, health & blood components?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 26044
Last post January 29, 2012, 10:50:28 PM
by Dr.Adnan
Su'aal: Waxaan isku arkay markaan aqriska badsado in aan arki waayo?

Started by AbdikaniBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 3
Views: 48142
Last post March 07, 2011, 05:28:58 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay nabaro yaryar oo afka gudihiisa iga soo baxa?

Started by CabdicasiisBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 29698
Last post April 19, 2011, 09:51:52 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Hooyaday oo waayeel ah ayaa waxaan ku aragnay wareer aad u xoog badan?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 25036
Last post November 01, 2011, 10:39:11 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan isku arkay inan biyaha ama shahwada ceshan karin?

Started by CalansideBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 35554
Last post December 18, 2015, 08:07:37 PM
by SomaliDoc