Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

SU'AAL: WAA MAXAY MINDHEELI?

(1/1)

Hibs:
Waxaan maqlaa cillad ( ama cudur) ay dumarka Soomalidu ka cowdaan oo MINDHEELI lagu sheego, taaso dumarka ka hor istaagta iney uur qaadaan. hadaba cudurkaasi ma jiraa? Haduu jiro-se,  astaamo lagu garto ma leeyahay? maxaase lagu daaweeyaa?


Mahadsanid.

SomaliDoc:
Fadlan akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1730.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version