Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Cudur ay magacisa ay ku magacabaan ( KADUUDIYE )?

(1/1)

Tamer Hosni:
Asc, Doctor waxan ahay Arday dhigta Faculty of public Health /Department of Environmental Health and safety
Waxan ka mid ahay ardayda somaliyed ee dalka dibadiisa wax kabarata.
 Doctor waxan maqlay inu dalkena somalia uu malmahan dambe kuso noqday cudur ay magacisa ay ku magacabaan ( KADUUDIYE )
cudurkaas oo Mar wadanka ugu dambeysay 2005. Marka waxan idinka codsanayaa hadi ay macqul tahay inad sharaxaad inaga siiyo si aan wax ugu qabano Ama waxa lagu dha Erey ((terminology)) ahaan?
              Mahadsanidin

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso cudurkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6618.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version