Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Lugaha oo i xanuuna qaybta hoose ee socodka
(1/1)
Degan Nuur:
Asc Waxaa i xanuuna mudo labada lugood qaybta hoose ee lagu socdo muddo ayaana dareemaayaa, waxan ka dareemaa daal fara badan
SomaliDoc:
Daal faara badan oo laga dareemo lugaha waxyaabo badan ayaa keeni karo oo isugu jiro xanuuno, isbadal jawiga, daawooyinka qaar, caadooyinka xunxun sida sigaar cabista iyo waxyaabo kalo oo badan oo halkaan lagu soo koobi karin, Fadlan la xiriir dhakhtar si laguu wareesto, laguuna wiisiteeyo.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version