Author Topic: Su'aal: Waxaaa ku soo badanayo cudarka loo yaqaano MDR TB?  (Read 2828 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Saneeti

  • Newbie
  • *
  • Posts: 12
  • Points: +0/-0
Su'aal: Waxaaa ku soo badanayo cudarka loo yaqaano MDR TB?
« on: April 10, 2016, 05:08:27 PM »
asc dr waan ku salamay dr salan waad ku mahadsan tahay sida wangsan oo aad bulshada ugu waci kilineeyso dhanka cafimadka
  wadankeen waxaaa ku soo badanayo cudarka loo yaqaano MDR TB oo 2 sano la qadanaayo dawadeeda Dr qofka qadanaayo dawadaas hadii uu xaaskiisa u galmoodo wax dhib ah miyuu kala kulmaa dhanka dawada  dhaqaatiirta qaar waxeey dhahaan qofka dawada qadanaayo waxaa ka mamnuuc ah balwad nooc walbo haa noqoto iyo in uu u galmoodo naag qaarna waxeey dhahayaan naagta waa iska caadi oo waxaa daran balwada un marka Dr iga jaahil bixin arintaas waxaa kaloo kaa rabaa qofka bukanka ah arinmaha lugula daliyo in uu sameeyo iyo wax yaabaha ka mamnuucah mahadsanid dr jawb wacan dr




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Waxaaa ku soo badanayo cudarka loo yaqaano MDR TB?
« Reply #1 on: April 24, 2016, 04:11:50 PM »
Qofkaas waxaa balwada iyo galmo looga mamnuucaa inuusan tamarta ka lumin oo daawada waqti u hesho sidii uu jirka uga faa'idaysan lahaa, midda kale dhinaca galmada waa muhiim inuu ka fogaado si uusan cudurkaas u qaadsiinin xaaskiisa maadaama daawadiisu ay dhib badan tahay.
AKhriso qoraal ku saabsan MDRTB: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5858.0
Akhriso Galmada iyo qaadashada daawada TB-da: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6322.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco:
   


 

Su'aal: Xanuunka loo yaqaano "Abscess"?

Started by MustafacumarBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 15040
Last post January 04, 2018, 02:03:56 AM
by CilmiSabca
Su'aal: Waxaan idin waydinaya waxa lo yaqaano xalus?

Started by Cayuush OmerBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3806
Last post June 01, 2016, 09:40:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: waxaan qaatay dawada loo yaqaano AMBAROZOL?

Started by Mohamed AbdirizakBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3899
Last post March 30, 2016, 04:41:32 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Waxaa loo yaqaano jayna solti?

Started by GantaalBoard Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3641
Last post September 16, 2016, 07:13:05 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Weelka Caagga ee (Take awayga Loo yaqaano)?

Started by Jama111Board Qaybta Su'aalaha

Replies: 1
Views: 3326
Last post July 02, 2017, 10:42:23 AM
by SomaliDoc