Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Dhawr iyo toban sano sanka ayaa i xirnaa?
(1/1)
Saxane Cabdi:
dhawr iyo toban sano sanka ayaa i xirnaa xaga wax urinta ama wax carfintaba xoogaa waxaan dareema xaga sanqada inuu culees iga saaran yahay maxaa lagu tilmaami karaa ama igala talin kartaan aad baad u mahad santihiin
SomaliDoc:
Waxaa dhici karto in sanka hilib aad ku leedahay ama caabuq sanqada ee kugu raagay.
Akhris labadaas cudur iyo waxyaabaha lagu kala garto:
1- Caabuqa sanqada: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5636.0
2- Hilibka sanka: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version