Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Xameeti ama gallbladder ayaa chronic chrolecystitis?
(1/1)
Aliya593:
Asc Dr .hadii aan su, aash u gudo galo Xameeti ama gallbladder ayaa chronic chrolecystitis ama subag iga qaday 2 cm
Ayee ka heysta sabab waa qadar rabi iyo Anigo fett food Biyo cabitankeyga aad U yaray labo weight loss sameye Had qudaar badan cuna biyo ilaa 3litre Cabaa xanun badan iguma hayso Dr qeyr alh ku siyo maxa igula talineysa Qaalin wan cabsana drkeyga qaaska ah isqala ayu idhhahay Waxan kaloo u tagay Dr ku shaqo leh cudurada uur ku jirta Dhaco daawo jirta ayuu dhahay la qadanayo 3 ilaa 12 month lkn stones side u so labanaya mana ku qorayo aniga qaalin MA Rabo daawo inaa qaadto ayaa happy ku ahay Asc dr
SomaliDoc:
Qasab ma ahan in lagu qalo, laakiin ma dhagax ayaa ku jiro baa lagu yiri mise si kale ayaa laguugu sheegay?
Akhriso qoraal ku saabsan xanuunka xameetida: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6602.0
Akhriso qalliinka lagu sameeyo xameetida iyo sababta loo qalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1425.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version