Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Basbaaka iyo galmada?
(1/1)
Gedi20:
Asalamu Alakum hoolwadenada SomaliDoctors. waxa ilaah idinka baryaa in u ajir idinka siiyo wacyi kalinta ad umada somaliyeed mar walba ad siisan haben iyo maalin.
hadi aan su'asheeda u gudbo, Basbaaska iyo galmada maxa xirir ka dhaxeeyo yacni dad badan o dhahaayo aya maqley hadi u ninka basbaas badan cuno ama cuni jirey marki u xaskiisa u tago in aay dareento kuleel dhanka shahwada aha . maxa ka jiro arinkaas doctors.
Thanks
SomaliDoc:
Arintaasi waxba kama jiraan, basbaasku ma keeno in shahwadu ay kululaato.
Akhriso qoraal ku saabsan basbaaska: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6606.0
Navigation
[0] Message Index
Go to full version