Author Topic: Su'aal: Hawneyda dhibsata galmda hamigina ka guray?  (Read 3242 times)

0 Members and 1 Guest are viewing this topic.

Offline Ciiltire

  • Newbie
  • *
  • Posts: 6
  • Points: +0/-0
Su'aal: Hawneyda dhibsata galmda hamigina ka guray?
« on: April 01, 2016, 05:02:44 AM »
Scw, Dhaman mahad aad u wayn ayan idinka celinaya Somalidoc.
waxan raba doctor inad iga jahil tirto dhib haweneydayda haysta kaso ah in ay dhibsato galmada dareenkina ka guuray hami iyo kacsi midna ma laha kolkan u galmodo, wax biyo (orgasm) ahna kama yimadan si kasta hadan u sameyo. markan u galmonayo inay seexato ayay u dhawdahay madama anay hami hayn. cafimadkeda kale waa 100% alxamdulilah cuntiyon dheli tiran way cunta iyo khudarba, dhibkan hore umay lahayn mudo bil ah weyan arinkan waxay ka cabanayso. wali wax ubada ma dhalin dhawanban is gursanay. marka doctor maxa ugu wacan arinkan, sideba loga dawobi kara inshalah. 
mahadsanid
allah haka abal mariyo.




Offline SomaliDoc

  • Moderator
  • *****
  • Posts: 4709
  • Points: +3/-1
  • Gender: Male
  • Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!
    • Somali Medical Association
Re: Su'aal: Hawneyda dhibsata galmda hamigina ka guray?
« Reply #1 on: April 12, 2016, 04:01:10 PM »
Qoraalkaan akhriso waad ka faa'idaysan doontaa insha'llah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3818.0
Abdullahi M. Mahdi waa dhakhtar soomaaliyeed oo ku takhasusay Cudurada Guud (Internal Medicine) Cudurada Faafa (Infectiouse Diseases) iyo Cudurada Dhulalka Kuleylaha (Tropical Medicine), Sidoo kale waa Qoraa si joogto ah bulshada uga wacyi galiyo bogga "SomaliDoc.com" oo uu aasaasay bilawgii sanadka 2007.

Igala Soco: