Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waxaan cunaa viagra?

(1/1)

Samawade5151:
Asc

Illahay haku bara keeyo dr

Waxaan utagay dhakhtar anigo ka cabanaya hamad jabin
Wuxuu ii qoray kiniin
Ninkii farmasiga baa igu waxaa ka fiican viagra
Ka dib waan iska daayey kii lay qoray oo waxaan qaatay viagra waana cunaa wuuna I anfacay

Balse marmarka qaar waxaan dareemaa madax xanuun

Maxaad igula  talin lahayd

SomaliDoc:
Madax xanuunka wuxuu ka mid yaha waxyeellada daawada Viagra, ee akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3443.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version